Dugsi Online

Dugsi Quran Online

Ku baro Qur'aanka Online

Adigoo jooga Gurigaaga ama Goobtaada Shaqo!

Maxaa ka mid ah
Culuumta Lagu barto Dugsiga?

Barashada Qur'anka

Dugsiga Miftaxulquran Online, waxaa uu kuu sahlay in aad barato Qur'aanka kariimka Heer walba iyo Da'a kasta laga soo bilaabo 5jir ilaa 80 jir.

Sixidda Tajwiidka

Hadii aad Qur'aanka horey u soo baratay balse aad dooneyso in lagaa saxo tajwiidka halka aad ka heleyso waa Miftaxulquran Online.

Farbaridda

dugsiga waxaa uu diyaariyay Manhaj Farbar ama Higaad Casir ah, kaas oo ubadkaaga u suurigelindoona in uu si salhan u barto una qoro Carabiga.

Barashada Kutubta

Dugsi Waxaa uu ardayda baraa aasaaska Diinta islaamka iyadoo ardayda loo akhrindoono kutubta sida: Fiqhiga, Axaadiith-ta iyo Barashada Salaadda.

Know Who We Are

Ku saabsan Dugsig

Dugsiga Miftaxulquran Online Waa Dugsi lagu barto Culuumta Diinta islaamka oo ay ugu horeyso Barashada ‘Qur’aanka iyo culuumtiisa- Hab Online ah ! 

Dugsiga Waxaa la aasaasay 2017, waxaana wax ka barta Arday ku kala nool Daafaha duniga Gaar ahaan Dalalka Europe iyo America. 

Waxaa uu leeyahay Dugsiga Nidaam toosan iyo macalimiin Aqoon iyo Xirfad ku suntan.

Maxaad Ku dooraneysaa Dugsiga Miftaxulquran?

Waxaan leenahay Khibrad 8 sano ah!

Dugsiga Miftaxulquran Online Waxaa la’aasaasay 2017 ilaa hadda oo laga joogo 8 Sano waxaa aan ku howlaneyn Fidinta iyo baridda Diinta islaamka oo ugu horeyo bariidda Qur’aanka kariimka. waxaa Mudadaas Macalimiinta iyo maamulka ay kororsadeen Khibrad iyo Waaya aragnimo hor leh oo ah Waxbarista Online ka ah.

0 +

Students

0 +

Graduated

Testimonials

Fardowsa Yusuf Waalid degan Sweden

Murugta ugu weyn ee aan qabay waxay aheyd sidii aan ilmaheyga ugu helilahaa dugsi ay ka bartaan Diintooda, Alxamdulilah, waxaa iga shaafiyay Dugsiga Miftaxulquran Online

Ayan mohamed Waalid Degan Holland

Dugsiga Miftaxulquran Waa Dugsi Wanaagsan oo aan ka helnay Waxbarasho diineed , Waxaa ii dhigta 2 Caruur ah, waxaa ay qur'aanka Marayn 3 Jus. Masha allah

Hassan Abdulkadir Waalid Degan UAA

Waxaa ii dhigta Dugsiga 3 Caruur ah, Waxaan aad ugu amaanaya Maamulka iyo Macalimiinta dugsiga Wadashaqeyntood iyo akhlaaqdooda Wanaagsan, Waxaa mar walba la ila socodsiyaa xaaladda waxbarasho ee Caruurteyda.